Soomaaliya si ay u hesho garoon caalami ah waxay u baahan tahay hirgelinta tiirar iyo kaabayaal aan laga tegi karin!

Soomaaliya oo u Jihaysan Garoon Diyaaradeed Heer Caalami ah: Mashruuc Istiraatiiji ah oo Bedeli Kara Mustaqbalka Dalka! Horey waxaan u qoray qormo ballaaran oo aan ku iftiimiyey sida Soomaaliya ku dhisan karto garoon, hey’ad duulis rayid ah oo hufan, isla markaana ula tartami karto garoomada waa weyn ee caalamka. Soomaaliya ayaa wajahaysa fursad taariikhi ah…

Read More

Trump oo iska indhotiray go’aanka makxmaadda sare canshuur cusubna soo rogay!

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kordhiyay canshuuraha caalamiga ah ee soo dejinta (tariffs) laga qaado badeecadaha dibadda, isaga oo ka dhigay 15%, maalmo kadib markii Supreme Court of the United States ay sharci-darro ku tilmaantay canshuurihii ballaarnaa ee uu hore u soo rogay. Go’aanka Maxkamadda Sare Maxkamaddu waxay cod 6–3 ah ku go’aamisay inaysan dastuurka…

Read More

Mogadishu Greenfield Aerotropolis & Adale Port DevelopmentA Strategic Vision Aviation, Ports, and Somalia’s Economic Growth

By: Mohamed Abukar Somalia is at a critical stage of reconstruction and economic reform. By leveraging its strategic geographic position in the Horn of Africa and along the Indian Ocean sea lanes, two major projects are widely seen as potential game-changers for the country’s future: the Mogadishu Greenfield Aerotropolis and the Development of Adale Port. Together, these initiatives…

Read More

Suuriya oo lacag cusub yeelatay, soona bandhigtay

Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac iyo guddoomiyaha bankiga dhexe ee Suuriya, Cabdulkaadir Xusriye ayaa maanta si wadajir ah usoo bandhigay lacagta cusub ee Suuriya , waxaana la beddelay lacagtii pound-kii hore ee Suuriya oo laga reebay labo eber.  Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay  in halkii sawirrada qoyska reer Asad ee kaligii talisnimada lagu muujinayay hadda lagu beddelay waxyaabaha…

Read More

Mogadishu Greenfield Aerotropolis & Adale Port DevelopmentA Strategic Vision Linking Aviation, Ports, and Somalia’s Economic Growth

By: Mohamed Abukar Somalia is at a critical stage of reconstruction and economic reform. By leveraging its strategic geographic position in the Horn of Africa and along the Indian Ocean sea lanes, two major projects are widely seen as potential game-changers for the country’s future: the Mogadishu Greenfield Aerotropolis and the Development of Adale Port. Together, these initiatives…

Read More

Mogadishu Greenfield Aerotropolis & Adale Port Development

Aragtida Istaraatiijiga ah ee Isku Xiraysa Duulista, Dekedaha iyo Kobaca Dhaqaalaha Soomaaliya Qore: Mohamed Abukar Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad muhiim ah oo dib-u-dhis iyo dib-u-habeyn dhaqaale. Iyadoo laga faa’iideysanayo goobteeda juqraafiyeed ee istaraatiijiga ah ee ku taal Geeska Afrika iyo marin-biyoodka Badweynta Hindiya, laba mashruuc oo waaweyn ayaa loo arkaa kuwo beddeli kara mustaqbalka dalka: Mogadishu…

Read More

Trump indho ayaa ka soo haray kaddib koc u kaca sarrifka suuqyada Shiinaha, iyadoo aan wax iib ah loo dhoofin Mareykanka!

Sarrifka sanadlaha ah ee ganacsiga badeecooyinka Shiinaha ayaa markii ugu horreysay dhaafay $1 tiriliyan, iyadoo hoos u dhaca weyn ee dhoofka loo diro Maraykanka ee uu sababay dagaalka canshuuraha (tariffs) ay ka badatay kororka iibka loo dhoofiyo suuqyo kale, sida ay muujinayaan xog cusub. Tirakoobyo ay Isu-duwidda Guud ee Kastamka Shiinaha soo saartay Isniintii ayaa muujinaya…

Read More

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay shirkadda saliidda ugu weyn ee Serbia

Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay shirkadda saliidda ugu weyn ee Serbia, taasoo ay inta badan gacanta ku hayaan Ruushku, arrintaas oo keeni karta yaraanta shidaalka iyo sicir barar. Shirkadda Petroleum Industry of Serbia (NIS), oo leh in ka badan 5,000 shaqaale, ayaa xaqiijisay in cunaqabateyntu dhaqan gashay saaka 6:00 subaxnimo. Sababta loo cunaqabateeyey waa in shirkadda…

Read More

Finland: Ra’iisul Wasaare Orpo oo ka hadlay siyaasadda dhaqaalaha iyo canshuuraha: “Waxaa laga hor istaagayaa guusha dadka”

Helsinki, Finland – Ra’iisul Wasaaraha Finland, Petteri Orpo (Kok), ayaa khudbad ka jeediyay maalinta canshuuraha ee ay soo qabanqaabisay Xarunta Ganacsiga Dhexe (Keskuskauppakamari), isaga oo ka hadlay siyaasadda dhaqaale iyo canshuuraha ee xukuumaddiisa. Orpo ayaa sheegay in marka laga hadlayo daynka dalka, “si fudud ayaa loo muujin karaa murugo la xiriirta daynta. Laakiin si loogu qaybiyo…

Read More

Yurub oo weli ku tiirsan Tamarta Ruushka!

Midowga Yurub weli kama aysan bixin gebi ahaanba ku-tiirsanaanta tamarta Ruushka, xilli madaxweyne Donald Trump uu cadaadis saarayo in EU ay tallaabo ka qaaddo sidoo kale Shiinaha iyo Hindiya. Cadaadiska cusub ee ka imanaya Mareykanka Gelitaanka diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka ay ku sameeyeen hawada Poland ayaa abuuray baahi degdeg ah oo lagu kordhiyo…

Read More