Sweden
Xaqiiqo: Sweden ma sida Trump sheegay bay u khatar badan tahay?
Madaxweynaha Maraykanka ayaa dhawaan sheegay in Sweden “ay ka baxday dalalka ay dambiyada ka dhacaa una gudubtay dal hadda khatar wajahaya.” Kooxda The Cube ayaa eegay tirakoobka dilalka (homicide) waxayna la barbar dhigeen dalal kale oo Yurub ah iyo Maraykanka si loo hubiyo sida ay hadalladaasi u saxan yihiin. Donald Trump ayaa mar kale dhaliil xooggan u…
BOOLIISKA SWEDEN DAGAAL MILATERI KAMA QEYBGELI DOONO!
Taliyaha guud ee ciidamada Sweden, Michael Claesson, ayaa si kulul uga horyimid talo-bixin dowladeed oo la xiriirta doorka booliIska Sweden haddii uu dalka galo xaalad dagaal ama la qabsado. Qorshahaas oo uu diyaariyey Rikard Jermsten, agaasimaha guud ee baaritaanka “Polisiär beredskap i fred, kris och krig” (u diyaargarowga booliska xilliyada nabadda, qalalaasaha iyo dagaalka), ayaa lagu sheegay…
Markab la tuhunsan yahay inuu yahay markab basaasiin Ruush ah oo ku sii jeeda Finland.
Hay’adaha ammaanka ee Yurub ayaa muddooyinkii u dambeeyay danaynayay dhaqdhaqaaqyada markabka xamuulka ah ee HAV Dolphin, oo laga leeyahay dalka Norway. Dowladaha Jarmalka iyo Nederland ayaa ugu yaraan tuhunsanaa in markabkan uu yahay markab sirdoon oo Ruushku leeyahay. HAV Dolphin, oo hadda wata calanka Antigua iyo Barbuda, ayaa ku sugan Badda Baltic isagoo ku sii…
Shirweynaha NordicSom: Xiriirka Qurbe-joogta Soomaalida iyo Dalalka Nordic oo Loo Asteeyey Jiho Cusub
Helsinki, Finland – 7, Agoosto 2025Shirweynaha sanad laha ah ee Nordic Somali Conference ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Helsinki, iyadoo kulankaas muhiimka ah ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin sare, siyaasiyiin, aqoonyahanno, ganacsato iyo xubno ka socda bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Nordic. Shirka oo ay soo qabanqaabisay madasha Nordicsom ayaa waxaa khadka fogaan-aragga uga qeyb galay…
Shabakadda Nordicvisiontv/pro waxa kuusoo kordhisay qeybta adeegyada warbaahineed ee Production-ka
🎬“Muuqaalkaagu waa fariintaada annaga ayaa sawirayna.” Ku soo dhowoow qeybta Production ee shirkaddeena! Waxaan si xirfadeysan u soo saarnaa: 🎬 Barnaamijyo iyo waraysiyo tayo sare leh📺 Dokumentiyo & filimaan gaagaaban📸 Muuqaalada dhacdooyinka gaarka ah🎙️ Podcast iyo edit-ka codadka🎞️ Diyaarinta muuqaalka iyo color grading📡 Duubis toos ah (live stream) & post-production Ujeedadeenu waa: In aan muuqaal ahaan noloshaada & fariintaada u dhigno meel kasta…
Sweden oo hada ku baraarugtay in ay muhiim tahay maalgelinta difaaca.
Dowladda Sweden waxay si degdeg ah u dooneysaa in ay xoojiso difaaceeda, iyadoo raadinaysa caawimaad dibadda uga timaadda siyaabo kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha Iswiidhan, Ulf Kristersson, ayaa hogaaminaya qorshe ay dowladda ku qaadaneyso deyn dhan ku dhowaad 30 bilyan oo yuuro si loo maalgeliyo kharashaadka difaaca dalka. Si kastaba ha ahaatee, hal arrin ayaa lacagtani…
Waa maxay Jasiiradaha Åland?
Jasiiradaha Åland, ama si fudud loogu yeero Åland, waa koox jasiirado iyo dhagxaan yaryar ah oo ku dhow 6,700 tiradoodu, kuna yaalla meesha laga galo Gacanka Bothnia. Inkasta oo ay sharci ahaan ka tirsan yihiin dalka Finland, jasiiraduhu waxay aad ugu dhow yihiin dalka Sweden, waxayna dhaqan ahaan u egyihiin meel Swedish ah intii ay Finnish…
China iyo EU oo ka jawaab kulul siiyay Mareykanka.
Dowladda Shiinaha iyo Dowladaha Midowga Yurub, ayaa billaabay wada-xaajoodyo ay ku xoojinayaan iskaashigooda ganacsi, iyagoo ka jawaabaya canshuuraha uu dhawaan soo rogay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, sida uu sheegay wasiirka ganacsiga Shiinaha, Wang Wentao oo hab fogaan-arag ah wada-hadal kula yeeshay madaxa ganacsiga Yurub iyo amniga dhaqaalaha,Maros Sefcovic. Labada dhinac ayaa sidoo kale hoosta…
Booliska Sweden oo soo rogay shuruudo la xiriira tikidhada shakhsiga ah ee garoomada kubbadda cagta
Toddobaadkan waxaa furmaya xilli-ciyaareedka horyaalka Allsvenskan ee Sweden. Haddaba, boolisku waxay shaaciyeen laba shuruudood oo lagu xakameynayo fowdada ka dhacda garoomada: Per Engström, oo ah madaxa waax ka tirsan laanta hawlgallada qaran ee booliska (Noa), ayaa sheegay in tikidhada shakhsiga ah aysan noqon karin arrin laga baxsado, maadaama ay shuruud ka tahay hay’ado ay ka…
Sweden oo maalgalinaysa korontada Nukliyeerka laga dhalliyo
Khamiistii, xukuumadda Sweden iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa soo bandhigay sharci cusub oo qeexaya sida dhismaha koronto-dhaliyeyaasha nukliyeerka (kärnkraft) loogu maalgelin doono taageero dowladeed. Shir jaraa’id oo bilaabanaya 12:30 ayaa si toos ah loo daawan karaa. Waxaa ka qaybgalaya Wasiirka Suuqa Maaliyadda Niklas Wykman (M), Wasiirka Tamarta iyo Ganacsiga Ebba Busch (KD), afhayeenka dhaqaalaha xisbiga Liberalerna…
- 1
- 2
