NATO oo ka walwalsan weerar Ruushka uu ku qaado Yurub.

Xoghayaha Guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ka digay in jawaabta isbahaysiga ay noqon doonto “mid burburin ah” haddii Ruushku weerar ku qaado Poland ama waddan xulafadooda Nato ah. Rutte ayaa hadalkan ka sheegay Arbacadii intii lagu guda jiray shir oo uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland, Donald Tusk, kaasoo ka dhacay caasimadda wadanka…

Read More

Midowga Africa iyo Sweden oo wadahadallo yeeshay

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa ku qaabilay xarunta Midowga Afrika (AU HQ) Marwo Diana Janse, Xoghayaha Dawladda ee Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Horumarinta & Ganacsiga Dibadda ee Sweden. Wadahadalkooda ayaa diiradda saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Midowga Afrika iyo Sweden, si laba geesood ah iyo sidoo kale gudaha nidaamyada…

Read More

Sweden: xeer cusub oo saameynaya magangalyo-doonka

Go’aanka Sweden ay ku joojisay habraacii ‘spårbyte’ – oo u fududeyn jiray magangalyo-doonkii la diiday in ay dalbadaan oggolaansho shaqo iyagoo aan dalka ka bixin – wuxuu halis gelinayaa kumannaan qof oo dalka ku noolaa sanado badan, kuwaasoo wajihi kara tarxiil. Xeerarka Cusub Oo Dhaqan Galaya 1-da Abriil Xeerarkan cusub waxay dhaqan galayaan 1-da Abriil,…

Read More

NATO iyo Yurub oo ciidan geynayo Ukraine

Saraakiisha ugu sarreeya ciidanka dalalka Yurub iyo NATO, ayaa toddobaadkan kulan ku yeelanaya magaalada London ee dalka Ingariiska, si loo dajiyo qorshaha dammaanadda difaaca heshiiska xabbadka joojinta Ukraine. 27-ka Jeneraal ayaa ka qeybgalaya shirka waxaana ay isku daburidayaan, ciidammada qalabka Malateri oo ay ku jiraan Maraakiibta dagaalka iyo diyaaradaha Jiilka 5-aad ee ay qaarkood waddamada…

Read More

Fanka iyo Fanaanka: Heesaha Soomaalida oo lagusoo Bandhigay Bandhig Faneedka Sweden

Magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa martigelisay bandhig faneed heer caalami ah oo lagu soo bandhigay dhaqanka iyo fanka Soomaalida, kaas oo si weyn uga yaabiyay dadkii kasoo qeyb galay. Bandhiggan, oo lagu qabtay xarunta dhaqanka ee Kulturhuset, ayaa waxaa ka qeyb galay fanaaniin Soomaaliyeed oo caan ah, kuwaas oo ku soo bandhigay heeso, ciyaaro…

Read More