Mareykanka oo eryey Safiirka K. Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibedda Mareykanka Marco Rubio ayaa shaaciyey go’aankaan xilli uu ka soo laabtay shirka waddamada G7 ee ka dhacay dalka Kanada, Rubio ayaa ku eedeyey safiir Koonfur Afrika in ay dillootay nacaybka fog ee uu qabo dadka cadaanka.

Ibraahim Rasool ayaa caan ku ah hadallada adag ee ka dhanka reer galbeed iyo maamulka Donald Trump, dowladda Koonfurka weli war rasmi ah kama soo saari tallaabadaan diblomaasiyadeed ee dhaawacaysa xiriirka labada dal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *