Dad badan oo u dooda xuquuqda haweenka ayaa u dabaaldegay go’aanka ka soo baxay Ingiriiska.

Hay’adaha u dooda xuquuqda dadka traanjenderka ah ayaa dhanka kale, aad uga niyad jabsan go’aanka kasoo baxay maxkamada sare ee ingiriiska kaas oo lagu sheegay in kaliya ay xaqa haweenka leeyihiin, haweenka asal ahaan ku dhashay dumarnimo. Sida lagu sheegay go’aanka  Maxkamadda Sare, Xeerka Sinnaanta ee Boqortooyada Midowday (UK) ee 2010 wuxuu si gaar ah…

Read More

Nolosha Qoyska iyo Sinnaanta: Dood Ku Saabsan Xuquuqda Haweenka Soomaalida oo Lagu Qabtay Sweden

Magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa lagu qabtay dood muhiim ah oo looga hadlayay xuquuqda haweenka Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha, gaar ahaan Sweden. Dooddan, oo loogu magac daray “Haweenka Soomaaliyeed: Jidka Sinnaanta iyo Horumarka”, ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururka haweenka Soomaaliyeed ee Sweden, iyadoo diiradda lagu saaray caqabadaha ay haweenku wajahaan iyo sidii loo…

Read More