Carabta iyo Israa’iil oo is haya, xilli afka lagu ballaarinayo qabsashada dalalka Carabta!

Ururka Iskaashiga Islaamka ee Organisation of Islamic Cooperation (OIC) iyo dalal badan oo Carbeed ayaa si adag u cambaareeyay hadallo uu jeediyay Safiirka Mareykanka u fadhiya Israa’iil, Mike Huckabee, kuwaas oo ku saabsan ballaarinta dhulka Israa’iil ee Bariga Dhexe. Hadalka muranka dhaliyay Huckabee ayaa wareysi uu siiyay weriyaha Mareykanka Tucker Carlson ku sheegay in Israa’iil…

Read More

Trump oo iska indhotiray go’aanka makxmaadda sare canshuur cusubna soo rogay!

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kordhiyay canshuuraha caalamiga ah ee soo dejinta (tariffs) laga qaado badeecadaha dibadda, isaga oo ka dhigay 15%, maalmo kadib markii Supreme Court of the United States ay sharci-darro ku tilmaantay canshuurihii ballaarnaa ee uu hore u soo rogay. Go’aanka Maxkamadda Sare Maxkamaddu waxay cod 6–3 ah ku go’aamisay inaysan dastuurka…

Read More

Finland oo ka walaacsan golaha nabadda Trump!

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland, Elina Valtonen, ayaa muujisay walaac ay ka qabto baaxadda iyo jihada uu u socdo golaha nabadda ee uu hoggaaminayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Valtonen ayaa arrintan kaga hadashay barnaamijka Ykkösaamu ee ay baahiso Yleisradio (Yle) subaxnimadii Sabtida. Valtonen waxay sheegtay in sida uu u ballaaranayo shaqada golahan ay noqotay arrin…

Read More

Soomaaliya oo baabi’isay dhammaan heshiisyadii kala dhexeeyey Imaaraadka Carabta. akhriso

Golaha wasiirrada Soomaaliya, ayaa buriyey dhammaan heshiisyada, amni, difaac, ganacsi iyo iskaashi ee kala dhexeeyey dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, go’aankaan waxaa lagu saleeyey kaddib markii Jamhuuriyadda Soomaaliya ay heshay caddeymo xooggan oo ku filan, kuwaas oo Imaaraadka si gurracan uga shaqeynayey kala qob-qobka Soomaaliya. Dakedaha dalka, sida Beebara iyo Boosaas maalgashiga ay shirkadda Imaaraadka ee…

Read More

MAQAAL: Juqraafi-siyaasadeedka Geeska Afrika iyo Doorka Imaaraadka ee hadda sii naf baxaya!

Isbeddellada juqraafi–siyaasadeed ee dunida ka socda, gaar ahaan Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe, waxay galeen marxalad cusub oo ay ku lammaan yihiin tartan quwado waaweyn, faragelin dibadeed, iyo dib-u-habeyn xulafeyn amni.  Qormadaan waxaan si qoto dheer u eegayaa fashilka istiraatiijiyadeed ee Isutagga Imaaraadka Carabta, saameynta hardanka gobolka Geeska Afrika, iyo fursadaha u furmaya Jamhuuriyadda Federaalka…

Read More

Xukuumadda Trump oo si waali ah u kordhisay miisaaniyadda ICE!

Waxaa la sheegay in xukuumadda Donald Trump ay kordhisay miisaaniyadda ICE (U.S. Immigration and Customs Enforcement) ilaa 75 bilyan oo dollar, isla markaana tirada shaqaalaha ay ka badatay labo jibaar, iyadoo hadda gaartay in ka badan 22,000 oo shaqaale.Dhacdadii Minneapolis, oo ay ku lug yeesheen mudaharaadyo ka dhan ah ICE iyo waaxda Amniga Gudaha, ayaa muujisay xiisadaha sii kordhaya…

Read More

Mogadishu Greenfield Aerotropolis & Adale Port DevelopmentA Strategic Vision Aviation, Ports, and Somalia’s Economic Growth

By: Mohamed Abukar Somalia is at a critical stage of reconstruction and economic reform. By leveraging its strategic geographic position in the Horn of Africa and along the Indian Ocean sea lanes, two major projects are widely seen as potential game-changers for the country’s future: the Mogadishu Greenfield Aerotropolis and the Development of Adale Port. Together, these initiatives…

Read More

Shiinaha tababar loo adeegsaday rasaas nool nool ku qabtay meel ku dhow Taiwan

Shiinaha ayaa qabtay tababbarro milatari oo socday laba maalmood, loona bixiyay Justice Mission 2025, kuwaas oo noqday wareeggii lixaad ee jimicsiyo dagaal oo waaweyn tan iyo 2022, xilligii ay Taiwan booqatay Nancy Pelosi, oo markaas ahayd Guddoomiyaha Aqalka Wakiillada Mareykanka. Tababbarradu waxay ka mid ahaayeen 10 saacadood oo rasaas nool ah Talaadadii, iyadoo ciidammada Shiinaha ay ku tababbartayeen go’doominta…

Read More

Suuriya oo lacag cusub yeelatay, soona bandhigtay

Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac iyo guddoomiyaha bankiga dhexe ee Suuriya, Cabdulkaadir Xusriye ayaa maanta si wadajir ah usoo bandhigay lacagta cusub ee Suuriya , waxaana la beddelay lacagtii pound-kii hore ee Suuriya oo laga reebay labo eber.  Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay  in halkii sawirrada qoyska reer Asad ee kaligii talisnimada lagu muujinayay hadda lagu beddelay waxyaabaha…

Read More