🎬“Muuqaalkaagu waa fariintaada annaga ayaa sawirayna.”
Ku soo dhowoow qeybta Production ee shirkaddeena! Waxaan si xirfadeysan u soo saarnaa:
🎬 Barnaamijyo iyo waraysiyo tayo sare leh
📺 Dokumentiyo & filimaan gaagaaban
📸 Muuqaalada dhacdooyinka gaarka ah
🎙️ Podcast iyo edit-ka codadka
🎞️ Diyaarinta muuqaalka iyo color grading
📡 Duubis toos ah (live stream) & post-production
Ujeedadeenu waa: In aan muuqaal ahaan noloshaada & fariintaada u dhigno meel kasta oo dadka la gaari karo.
✅ Haddii aad rabto muuqaal warbaahineed,
✅ Barnaamij ku saabsan bulshada, siyaasadda ama dhaqanka,
✅ Ama aad u baahan tahay qalab & koox soo saarid tayo leh — nala soo xiriir!
FG: waxaan ka howlgalnaa dhémmaan waddamada Nordic-ga ee Finland, Sweden, Denmark, Norway iyo Iceland.
📍 Ku xidhnow: nordicvision.pro/
📩 Nala soo xiriir: [email- info@nordicvision.pro/ info@nordicvision.com
/ WhatsApp- +358 45 189 7959
#Production #Filimsoosaar #MediaTeam #MuuqaalTayoLeh #Shirkaddaada
