Muuqaaladii U Dambeeyay
Midnimada Siyaasadeed ee Soomaaliya: Ma La Gaari Karaa?
Midnimada siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa weli ah mowduuc si weyn looga doodo, iyadoo ay jiraan caqabado waaweyn oo ku hor gudban hirgelinta dowlad dhexe oo mideysa dhammaan maamul goboleedyada dalka. Inkastoo dadaallo badan ay socdaan, haddana su’aasha weyn ayaa ah: Midnimo siyaasadeed ma la gaari karaa Soomaaliya? Caqabadaha Horyaalla Midnimada Siyaasadeed Soomaaliya waxa ay muddo…
