Hormar
China iyo EU oo ka jawaab kulul siiyay Mareykanka.
Dowladda Shiinaha iyo Dowladaha Midowga Yurub, ayaa billaabay wada-xaajoodyo ay ku xoojinayaan iskaashigooda ganacsi, iyagoo ka jawaabaya canshuuraha uu dhawaan soo rogay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, sida uu sheegay wasiirka ganacsiga Shiinaha, Wang Wentao oo hab fogaan-arag ah wada-hadal kula yeeshay madaxa ganacsiga Yurub iyo amniga dhaqaalaha,Maros Sefcovic. Labada dhinac ayaa sidoo kale hoosta…
Maxuu yahay mashruuca muranka ka dhex abuuray bulshada Lapland.
Sakatti, oo ku taallaa degmada Sodankylä, oo ka tirsan gobolka Lapland ee waqooyiga Finland. ayaa weli sugaya oggolaanshaha macdanta ee lagu wado inuu soo saaro kobolt iyo nikkel, kuwaasoo ka mid ah kheyraadka istiraatiijiga ah ee Midowga Yurub, Labadan macdan ayaa muhiim u ah warshadaha baytariyada. Shirkadda Anglo American, oo hormuud u ah mashruuca, waxay…
NVTV oo 15-ka Maarso howlgalkeeda billaabaysa
Nordic Vision TV waa madal warbaahineed cusub oo diiradda saareysa kobcinta warbaahinta madax-bannaan, lana jaanqaadaysa nidaamka waddamada Nordic. Ujeeddadeedu waa in la horumariyo barnaamijyo tayo leh oo xambaarsan arrimaha bulshada, dhaqaalaha, siyaasadda, Cimilada iyo horumarka Soomaalida ku nool Finland iyo guud ahaan dalalka Nordic. sidoo kale dhacdooyinka caalamka ayuu ka warami doonaa NVTV. Qaab-dhismeedka Nordic…
Somaliland oo Daah-furtay Barnaamij Dijitaal ah oo Lagu Hormarinayo Maamulka Dawladaha
Dowladda Somaliland ayaa si rasmi ah u daah-furtay barnaamij cusub oo lagu magacaabo “E-Government Initiative”, kaas oo loogu talagalay in lagu casriyeeyo adeegyada dowladda iyo maareynta xogaha muhiimka ah ee shacabka iyo hay’adaha kala duwan. Barnaamijkan ayaa ujeedkiisu yahay in uu fududeeyo shaqooyinka dowladda, yareeyo kharashaadka maamulka, una suurtogaliyo shacabka in ay helaan adeegyo hufan…
