Garabka milatari ee Xamaas ayaa sheegay inay heleen meydadka labo maxbuus oo Israa’iili ah
Garabka milatari ee Xamaas, Qassam, ayaa sheegay inay heleen meydadka labo maxbuus oo Israa’iili ah oo dhintay intii lagu jiray howlgal baaritaan ah oo ay maanta sameeyeen. Labada qof ayaa lagu magacaabay Amiram Cooper iyo Sahar Baruch, sida lagu sheegay bayaan lagu daabacay Telegram. Xamaas ayaa sheegtay in weli ay jiraan 13 meydad oo la…
Ra’iisul Wasaaraha Malaysia ayaa sheegay in Trump uu yahay dhageyste fiican.
Ra’iisul Wasaaraha Malaysia, Anwar Ibrahim, ayaa sheegay inuu ku wargeliyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in heshiiska nabadeed ee u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas uu “waajib ku yahay inuu noqdo mid caddaalad ah”. Malaysia ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay ciidamo nabad-ilaalin ah u dirto Qaza oo dagaallo culus ay ka dhaceen. Anwar ayaa sheegay…
Netanyahu “Israel waxay mas’uuliyad buuxda ka qaadaysaa weerarka Xamaas ee Qatar”
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in go’aanka lagu beegsaday hoggaamiyeyaasha Xamaas ee Qatar uu ahaa go’aan gaar ah oo Israa’iil leedahay, isagoo carrabka ku adkeeyay “Mas’uuliyadda buuxda ee weerarka ayaan qaadeynaa.” Netanyahu, oo shir jaraa’id wadajir ah kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Marco Rubio magaalada Qudus, ayaa sheegay in Israa’iil iyo…
Markab la tuhunsan yahay inuu yahay markab basaasiin Ruush ah oo ku sii jeeda Finland.
Hay’adaha ammaanka ee Yurub ayaa muddooyinkii u dambeeyay danaynayay dhaqdhaqaaqyada markabka xamuulka ah ee HAV Dolphin, oo laga leeyahay dalka Norway. Dowladaha Jarmalka iyo Nederland ayaa ugu yaraan tuhunsanaa in markabkan uu yahay markab sirdoon oo Ruushku leeyahay. HAV Dolphin, oo hadda wata calanka Antigua iyo Barbuda, ayaa ku sugan Badda Baltic isagoo ku sii…
Donald Trump oo amaan kala dul dhacay Benjamin Netanyahu
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku ammaanay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo uu ku tilmaamay “halyey dagaal”, inkastoo hoggaamiyaha Israa’iil ay dooneyso maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada (ICC) ee dambiyada dagaal ee Gaza. “Waa nin wanaagsan, wuxuu ku jiraa dagaalka … Waa geesi dagaal, sababtoo ah waan wada shaqeynay. Waa geesi dagaal. Waxaan filayaa…
Australia waxay dhaleecaysay Israa’iil ka dib markii fiisaha dublamaasiyiinta lagala noqday.
Australia ayaa si ba’an u dhaleecaysay Israa’iil ka dib markii ay kala noqotay fiisihii ay ku joogeen wakiilada diblumaasiyadeed ee Canberra ee maamulka Falastiin, taasoo sii kordhisay xiisadda u dhaxaysa labada dawladood. Talaabadan ayaa timid saacado kadib markii Australia ay kansashay fiisaha siyaasiga midigta fog ee Israa’iil Simcha Rothman, oo xubin ka ah isbahaysiga ra’iisul…
Isra’iil oo wali daadineysa dhiiga shacabka Falastiin.
Israa’iil ayaa ugu yaraan 21 qof ku dishay Qaza iyadoo Xamaas ay ansixisay hindise xabbad-joojin ah. Xamaas ayaa sheegtay inay ku wargelisay dhexdhexaadiyayaasha inay ansixiyeen soo jeedinta heshiis xabbad-joojin ah oo Qaza laga gaarayo, kaas oo ay ku jiraan xabbad-joojin 60 maalmood ah. Ugu yaraan lix qof ayaa lagu dilay weerarrada Israel ay ku qaadday…
Turkiga waxaa ka dhacaya wada-hadal u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine.
Ruushka iyo Ukraine ayaa qorsheynaya inay wada hadal ku yeeshaan Turkiga maalinta Khamiista, inkastoo rajadii laga qabay in madaxweyne Vladimir Putin iyo dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelenskyy ay si toos ah isu arkaan markii ugu horreysay muddo saddex sano ah uu Kremlin-ku baabi’iyay fiidkii Arbacada. Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, lama filayo inuu ka qeyb galo wada-hadallada…
Maxamed Bin Salmaan oo soo dhaweeyay Trump iyo wafdigiisa oo gaaray Riyaad.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga, socdaalkiisa ugu horreeyay ee rasmi ah oo dibadda uu ku tagayo, tan iyo markii uu xafiiska ku soo laabtay. Waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudga Maxamed Bin Salmaan, iyadoo ka hor la arkayay diyaaradaha Sacuudiga ee F-15 oo galbinaya…
Dagaalka labada dal ee heysta Nukliyeerka ayaa cirka isku sii shareeray.
Saddex Diyaaradood oo Dagaal oo Hindiya ah ayaa Ku Burburay Jammu iyo Kashmir, Sida ay Sheegeen Ilo Dowladda Hoose ah saddex diyaaradood oo dagaal ah ayaa ku burburay gobolka Jammu iyo Kashmir ee dalka Hindiya, sida ay u xaqiijiyeen wakaaladda wararka ee Reuters afar ilo-wareed oo ka tirsan dowladda hoose. Dhacdadan ayaa timid saacado un…
