Markab la tuhunsan yahay inuu yahay markab basaasiin Ruush ah oo ku sii jeeda Finland.

Hay’adaha ammaanka ee Yurub ayaa muddooyinkii u dambeeyay danaynayay dhaqdhaqaaqyada markabka xamuulka ah ee HAV Dolphin, oo laga leeyahay dalka Norway. Dowladaha Jarmalka iyo Nederland ayaa ugu yaraan tuhunsanaa in markabkan uu yahay markab sirdoon oo Ruushku leeyahay. HAV Dolphin, oo hadda wata calanka Antigua iyo Barbuda, ayaa ku sugan Badda Baltic isagoo ku sii…

Read More

Norway oo Ukraine siinaysa nidaamyo difaaca cirka ah oo ku kacaya ku dhowaad $700 milyan

Dowladda Norway ayaa maanta sheegtay inay ku deeqi doonto nidaamyo difaaca cirka ah oo qiimahoodu yahay qiyaastii 7 bilyan oo lacagta Norwegian crowns ah ($696.12 milyan) si ay ugu caawiso Ukraine. Ra’iisul Wasaaraha Norway Jonas Gahr Støre ayaa sheegay: “Waxaan hadda si wadajir ah ula hubinaynaa Jarmalka in Ukraine hesho nidaamyo difaac oo cirka oo awood leh.” Støre ayaa…

Read More

Shirweynaha NordicSom: Xiriirka Qurbe-joogta Soomaalida iyo Dalalka Nordic oo Loo Asteeyey Jiho Cusub

Helsinki, Finland – 7, Agoosto 2025Shirweynaha sanad laha ah ee Nordic Somali Conference ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Helsinki, iyadoo kulankaas muhiimka ah ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin sare, siyaasiyiin, aqoonyahanno, ganacsato iyo xubno ka socda bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Nordic. Shirka oo ay soo qabanqaabisay madasha Nordicsom ayaa waxaa khadka fogaan-aragga uga qeyb galay…

Read More

Shabakadda Nordicvisiontv/pro waxa kuusoo kordhisay qeybta adeegyada warbaahineed ee Production-ka

🎬“Muuqaalkaagu waa fariintaada annaga ayaa sawirayna.” Ku soo dhowoow qeybta Production ee shirkaddeena! Waxaan si xirfadeysan u soo saarnaa: 🎬 Barnaamijyo iyo waraysiyo tayo sare leh📺 Dokumentiyo & filimaan gaagaaban📸 Muuqaalada dhacdooyinka gaarka ah🎙️ Podcast iyo edit-ka codadka🎞️ Diyaarinta muuqaalka iyo color grading📡 Duubis toos ah (live stream) & post-production Ujeedadeenu waa: In aan muuqaal ahaan noloshaada & fariintaada u dhigno meel kasta…

Read More

Dowladda Norway oo diiday in hoos loo dhigo lacagaha dulsaarka

Ururka shaqaalaha Unio ayaa sheegay in go’aanka Bangiga Dhexe ee Norway (Norges Bank) uu qaatay, ee ahaa in aysan hoos u dhigin sicirka dulsaarka, uu sii kordhinayo cadaadiska ku saabsan mushaharka shaqaalaha. “Dadweynaha caadiga ah ee leh deymo guryaha iyo amaahda waxbarashada, wadaxaajoodka mushaharka sanadkan wuxuu u leeyahay muhiimad aad u sareysa,” ayuu yiri madaxa Unio Steffen Handal. Wuxuu xusay in…

Read More

NATO oo ka walwalsan weerar Ruushka uu ku qaado Yurub.

Xoghayaha Guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa ka digay in jawaabta isbahaysiga ay noqon doonto “mid burburin ah” haddii Ruushku weerar ku qaado Poland ama waddan xulafadooda Nato ah. Rutte ayaa hadalkan ka sheegay Arbacadii intii lagu guda jiray shir oo uu la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland, Donald Tusk, kaasoo ka dhacay caasimadda wadanka…

Read More

NATO iyo Yurub oo ciidan geynayo Ukraine

Saraakiisha ugu sarreeya ciidanka dalalka Yurub iyo NATO, ayaa toddobaadkan kulan ku yeelanaya magaalada London ee dalka Ingariiska, si loo dajiyo qorshaha dammaanadda difaaca heshiiska xabbadka joojinta Ukraine. 27-ka Jeneraal ayaa ka qeybgalaya shirka waxaana ay isku daburidayaan, ciidammada qalabka Malateri oo ay ku jiraan Maraakiibta dagaalka iyo diyaaradaha Jiilka 5-aad ee ay qaarkood waddamada…

Read More

NVTV OO HOWL BILLAABAY

Helsinki, Finland – [15.03.25] – Waxaa farxad noo ah inaan si rasmi ah ugu dhawaaqno bilowga howlaha Nordic Vision TV, oo ah xarun warbaahin madax-bannaan ah oo fadhigeedu yahay Helsinki, Finland. Tani waa tallaabo muhiim ah oo noo horseedaysa in aan noqono ilo warbaahineed oo la isku halleyn karo, oo diiradda saaraya xaaladda waddamada Nordic,…

Read More

Barnaamijyada: Isku-xirka Bulshada Soomaalida oo Lagu Qabtay Munaasabad Weyn oo Ka Dhacday Oslo

Magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa martigelisay munaasabad weyn oo lagu xoojinayo isku-xirka bulshada Soomaalida, gaar ahaan jiilka cusub ee ku nool dalkaas. Bandhiggan, oo loogu magac daray “Isku-xir Bulsho 2025”, ayaa diiradda lagu saaray sidii Soomaalida qurbaha ku nool ay uga wada shaqeyn lahaayeen horumarinta dhaqanka, waxbarashada, iyo ganacsiga, iyadoo sidoo kale kor loo…

Read More