Caafimaad
“Wax isma beddelin”: Shaqaalaha caafimaadka Gaza oo sheegaya in gargaar caafimaad aanay wali soo gelin”
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digaya in xaaladda caafimaad ee Gaza oo aysan waxba iska beddelin, iyadoo Israa’iil weli xannibeysa gelitaanka inta badan agabka iyo qalabka caafimaadka xitaa kadib xabbad-joojintii jilicsaneyd ee la dhaqan geliyay 10-kii Oktoobar. Lena Dajani, oo ah mutadawiciin isku-duwaha gargaarka caafimaad ee Gaza, ayaa sheegtay in: “Dhakhaatiir kasta oo aan la hadlay…
Ma runbaa in daraasad Koonfur Kuuriya ahi sheegtay in tallaalka COVID-19 uu keeno kansar?
Xogta la faafiyey iyo halka ay ka timidMaalmihii la soo dhaafay, baraha bulshada ayaa lagu faafiyey in daraasad ay sameeyeen cilmi-baarayaal Koonfur Kuuriya ah ay “caddeysay” in tallaalka COVID-19 uu kordhiyo halista ilaa lix nooc oo kansar ah.Sheegashooyinkan ayaa si weyn u faafay, iyadoo dad leh xirfado caafimaad ama magac xirfadeed ay u adeegsadeen si ay u…
5 talo oo khubarrada caafimaadka ka bixiyeen runta iyo mala-awaalka ku saabsan caafimaadka caloosha
Cilmiga iyo runta ku saabsan caafimaadka caloosha Sanadihii u dambeeyay, waxaa si aad ah loo daneynayaa microbiome-ka caloosha — taas oo ah isku-dhafka noolaha yaryar ee ku nool gudaha caloosheena, gaar ahaan bakteeriyada faa’iidada leh iyo kuwa kale ee qaybta ka ah dheefshiidka.Cilmi-baarisyo badan ayaa xiriir la dhigay microbiome-ka iyo cudurro badan sida: kansarka, hurdo la’aanta, cudurrada…
Maxay Qaramada Midoobay Weli Ugu Dhawaaqi La’dahay Macaluul Ka Jirta Gaza?
“Arrimo siyaasadeed ama farsamo mar dambe looma adeegsan karo marmarsiinyo la isaga indho-tiri karo gaajada dadka Falastiiniyiinta ah,” ayuu leeyahay Moncef Khane. Carruur ku dhimatey gaajo iyo hooyo baroordiiqeysa Alaa Al-Najjar, oo ah hooyo reer Falastiin ah, ayaa lagu arkay Isbitaalka Nasser ee magaalada Khan Younis iyadoo ku barooraneysa dhallaankeeda oo saddex bil jir ahaa, Yehia, kaasoo…
Xisbiyada muxaafidka iyo mucaaradka Finland oo ku doodsan in la joojiyo bacaha Nukotiinka maandooriyaha leh.
Nikotiin badan oo ku jira nikotiinipussiga ayaa halis u noqon kara ilmaha yar haddii uu liqo – Xildhibaanada qaar ee xisbiga talada haya ayaa sidoo kale ka shaki qaba xadka sare ee nikotiinka Eduskunta | Guddiga arrimaha bulshada iyo caafimaadka ee baarlamaanka oo xubnaha mucaaradka ah codsanaya in la dhimo xadka nikotiinipussiga. Aqlabiyadda guddigu waxay…
Duqeyntii abid ugu xumeyd oo Qasa ka dhacday
Bogga internet-ka Walla ee Israa’iil ayaa sheegay in ciidanka Israa’iil ay horumar sameeyeen 48 saac ee la soo dhaafay gudaha Xayndaabka Gaza, iyadoo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka, iyo sirdoonka milateriga iyo amniga gudaha ee (Shabak). Horumarka ugu weyn ayaa lagu arkay deegaanada Rafah iyo jihooyinka Moragh ee koonfurta xayndaabka, iyo jihooyinka Nitsareem (bartamaha), Beit Lahia, iyo Beit…
