Sharmaarke

Sweden oo hada ku baraarugtay in ay muhiim tahay maalgelinta difaaca.

Dowladda Sweden waxay si degdeg ah u dooneysaa in ay xoojiso difaaceeda, iyadoo raadinaysa caawimaad dibadda uga timaadda siyaabo kala duwan. Ra’iisul Wasaaraha Iswiidhan, Ulf Kristersson, ayaa hogaaminaya qorshe ay dowladda ku qaadaneyso deyn dhan ku dhowaad 30 bilyan oo yuuro si loo maalgeliyo kharashaadka difaaca dalka. Si kastaba ha ahaatee, hal arrin ayaa lacagtani…

Read More

Jahwareerka Canshuuraha oo wali ka taagan Mareykanka iyo Midowga Yurub.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horey u qaaday tallaabooyin uu ku doonayo in uu canshuurro saaro alaabaha semiconductor-yada (chip-yada elektaroonigga ah) iyo dawooyinka, xilli uu sidoo kale muujiyay suurtagalnimada in laga yareeyo canshuuraha la saaray warshadaha gawaarida. Isniintii, maamulka Trump ayaa shaaciyay go’aanno cusub oo la xiriira ganacsiga, iyadoo la bilaabay baaritaanno ku saabsan sida…

Read More

Ilahan Omar oo ka hareysa doorashada kursiga Senate-ka ee Minnesota .

Xildhibaan Ilhan Omar ayaa si cad u sheegtay inaysan u tartami doonin kursiga Senate-ka ee Minnesota 2026, xilli laga filayay inay raadiso kursigaas, waxay ku dhawaaqday inay markale u tartamayso kursigeeda Golaha Wakiillada ee Mareykanka. Ilhan oo la hadlaysay warbaahinta Minnesota Public Radio ayaa tiri: Xilligan xaasaasiga ah oo xuquuqdeenna la weerarayo, waxaa muhiim ah…

Read More

Niyad -jab weyn ayaa ka muuqday Ra’iisul wasaaraha Finland.

Niyad-jab weyn ayaa si cad uga muuqatay hadalkii ra’iisul wasaare Petteri Orpo (Kokoomus) kadib markii guusha doorashada ee SDP la xaqiijiyay, sida uu sheegay madaxa wararka ee YLE, Paula Pokkinen. – “Xisbiga Kokoomus wuxuu lumiyay kaalintii ugu sarreysay ee xisbiyada ugu waaweyn magaalooyinka, halkaasoo Kokoomus had iyo jeer uu xisbiga ugu weyn ka ahaa,” ayay…

Read More

Suudaan iyo Eritrea oo ka wada hadlaya xaalada Suudaan.

Madaxweynaha Golaha Sare ee Suudaan, Abdel Fattah al-Burhan, iyo Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa Khamiistii ka wada hadlay xaaladaha ka jirta Suudaan iyo dadaallada lagu doonayo in lagu gaaro xasilooni iyo nabad dalkaas. Kulankan ayaa ahaa wadahadal oo dhexmaray Burhan iyo Afwerki, waxaana lagu qabtay caasimadda Eritrea ee Asmara, halkaas oo Burhan uu ku soo…

Read More

Mareykanka oo shaki ka qaaday Talaalka caruurnimada.

Hey’adda ugu sarreysa caafimaadka dalka Mareykanka ayaa bilaabi doonta baaritaan iyo cilmi-baaris ballaaran si loo ogaado sababta keenta autism-ka, sida uu Khamiistii ku dhawaaqay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegyada Bulshada, Robert F. Kennedy Jr. Kennedy, oo si weyn ugu caan baxay dhaliisha tallaalka carruurta isla markaana taageersan aragti la beeniyay oo sheegaysa in tallaalada carruurnimada…

Read More

China iyo EU oo ka jawaab kulul siiyay Mareykanka.

Dowladda Shiinaha iyo Dowladaha Midowga Yurub, ayaa billaabay wada-xaajoodyo ay ku xoojinayaan iskaashigooda ganacsi, iyagoo ka jawaabaya canshuuraha uu dhawaan soo rogay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, sida uu sheegay wasiirka ganacsiga Shiinaha, Wang Wentao oo hab fogaan-arag ah wada-hadal kula yeeshay madaxa ganacsiga Yurub iyo amniga dhaqaalaha,Maros Sefcovic. Labada dhinac ayaa sidoo kale hoosta…

Read More