NVTV oo 15-ka Maarso howlgalkeeda billaabaysa

Nordic Vision TV waa madal warbaahineed cusub oo diiradda saareysa kobcinta warbaahinta madax-bannaan, lana jaanqaadaysa nidaamka waddamada Nordic. Ujeeddadeedu waa in la horumariyo barnaamijyo tayo leh oo xambaarsan arrimaha bulshada, dhaqaalaha, siyaasadda, Cimilada iyo horumarka Soomaalida ku nool Finland iyo guud ahaan dalalka Nordic. sidoo kale dhacdooyinka caalamka ayuu ka warami doonaa NVTV. Qaab-dhismeedka Nordic…

Read More

Dalalka Nordic-ka: Soomaalida Finland oo Isu Abaabulay Urur Cusub oo Waxbarashada Lagu Taageerayo

Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Finland ayaa si rasmi ah u sameystay urur cusub oo loogu magac daray “Hormuud Education Support,” kaas oo diiradda saaraya in lagu taageero waxbarashada dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Finland. Munaasabadda daah-furka ururkan ayaa lagu qabtay magaalada Helsinki, iyadoo ay ka soo qeybgaleen wakiillo ka socda dowladda Finland, ganacsato Soomaaliyeed,…

Read More