Mogadishu Greenfield Aerotropolis & Adale Port DevelopmentA Strategic Vision Aviation, Ports, and Somalia’s Economic Growth

By: Mohamed Abukar Somalia is at a critical stage of reconstruction and economic reform. By leveraging its strategic geographic position in the Horn of Africa and along the Indian Ocean sea lanes, two major projects are widely seen as potential game-changers for the country’s future: the Mogadishu Greenfield Aerotropolis and the Development of Adale Port. Together, these initiatives…

Read More

Shiinaha tababar loo adeegsaday rasaas nool nool ku qabtay meel ku dhow Taiwan

Shiinaha ayaa qabtay tababbarro milatari oo socday laba maalmood, loona bixiyay Justice Mission 2025, kuwaas oo noqday wareeggii lixaad ee jimicsiyo dagaal oo waaweyn tan iyo 2022, xilligii ay Taiwan booqatay Nancy Pelosi, oo markaas ahayd Guddoomiyaha Aqalka Wakiillada Mareykanka. Tababbarradu waxay ka mid ahaayeen 10 saacadood oo rasaas nool ah Talaadadii, iyadoo ciidammada Shiinaha ay ku tababbartayeen go’doominta…

Read More

Finland oo si degdeg u dhiseysa Maraakiibta badaha barafka jiira ee ciidanka badda Mareykanka

Shirkadda Finland ee Rauma Marine Constructions ayaa si rasmi ah ula saxiixatay Ilaalada Xeebaha Mareykanka (US Coast Guard) heshiis ay ku dhisayso laba doon oo baraf-jebiye ah (icebreakers) oo cabbir dhexdhexaad ah, kuwaas oo ka tirsan nooca Arctic Security Cutter (ASC), kuwaas oo la filayo in la dhammaystiro ka hor dhammaadka 2028. Maraakiibtan ayaa laga dhisi doonaa warshadda Rauma ee galbeedka Finland. Heshiiskan…

Read More

Suuriya oo lacag cusub yeelatay, soona bandhigtay

Madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac iyo guddoomiyaha bankiga dhexe ee Suuriya, Cabdulkaadir Xusriye ayaa maanta si wadajir ah usoo bandhigay lacagta cusub ee Suuriya , waxaana la beddelay lacagtii pound-kii hore ee Suuriya oo laga reebay labo eber.  Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay  in halkii sawirrada qoyska reer Asad ee kaligii talisnimada lagu muujinayay hadda lagu beddelay waxyaabaha…

Read More

Shiinaha oo cunaqabateyn saaray 20 shirkadood oo Maraykan ah iyo 10 mas’uul sare

Shiinaha ayaa cunaqabateyn ku soo rogay 20 shirkadood oo la xiriira difaaca Maraykanka iyo 10 mas’uul sare, toddobaad kaddib markii Washington ku dhawaaqday iibin hub oo ballaaran oo loo dirayo Taiwan. Sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, cunaqabateyntu waxay ka kooban tahay xayiraadda hantida shirkadahaas ku leeyihiin gudaha Shiinaha, iyo mamnuucidda in shakhsiyaad iyo hay’ado Shiinays ah ay la macaamilaan. Wasaaradda…

Read More

Thailand iyo Cambodia oo kala saxiixday heshiis xabbad-joojin cusub

Thailand iyo Cambodia ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis xabbad-joojin oo lagu soo afjarayo toddobaadyo dagaal hubeysan oo ka socday xuduudda labada dal, kaas oo ka dhashay muran dhuleed oo muddo dheer soo jiitamayay. Xabbad-joojinta, oo dhaqan gashay duhurkii waqtiga maxalliga ah, waxay faraysaa in aysan jirin dhaqdhaqaaq ciidan oo cusub oo ay sameeyaan labada dhinac, isla markaana la mamnuucayo in hawada…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh “ Natenyahu iska ilaaw inaad kala goyso Soomaaliya”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad uu u jeediyey Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga falceliyey tallaabadii ay Israa’iil ku aqoonsatay gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa ku billaabay Ra’iisul wasaaraha Israa’iil waxaan u sheegayaa in aad ku kacday khalad weyn oo sharci darro ah, ka dhan ahna midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya,…

Read More

Soo raridda colaadda bariga dhexe ee geeska Africa ma hirgeli doonaa?

Tan iyo markii Israa’iil ay 26-kii December 2025 ku dhawaaqday aqoonsiga gobollada waqooyi ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaa si degdeg ah u billowday diidmo ballaaran oo ay hoggaaminayso Dowladda Federaalka Soomaaliya, taas oo tallaabadaas ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, kuna xadgudbeysa xeerarka caalamiga ah. Dowladda Federaalka…

Read More

Mogadishu Greenfield Aerotropolis & Adale Port DevelopmentA Strategic Vision Linking Aviation, Ports, and Somalia’s Economic Growth

By: Mohamed Abukar Somalia is at a critical stage of reconstruction and economic reform. By leveraging its strategic geographic position in the Horn of Africa and along the Indian Ocean sea lanes, two major projects are widely seen as potential game-changers for the country’s future: the Mogadishu Greenfield Aerotropolis and the Development of Adale Port. Together, these initiatives…

Read More

Finland oo laga hirgelinayo imtixaan muwaadinimo laga bilaabo sannadka  2027

Adeegga Socdaalka Finland (Finnish Immigration Service – Migri) ayaa mas’uul ka noqon doona diyaarinta iyo maamulka imtixaanka. Finland waxay qorsheyneysaa inay soo rogto imtixaan muwaadinimo oo qayb ka noqonaya dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameynayo shuruucda dhalashada, sida ay Isniintii shaacisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Soo jeedintan cusub waxay ka dhigaysaa aqoonta bulshada Finland iyo qiyamka muwaadinnimada shuruud rasmi ah oo…

Read More