Dadka Finland oo doonaya in Midowga Yurub diiradda saaro difaaca iyo ammaanka
Daraasad cusub oo la yiraahdo “Eurobarometer” oo uu sameeyay Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa muujisay in dadka Finland ay mudnaan siiyaan arrimaha difaaca iyo ammaanka marka loo eego dadka kale ee ku nool dalalka kale ee Midowga Yurub. Qiyaastii 50% ka mid ah dadka Finland la wareystay waxay aaminsan yihiin in Baarlamaanka Midowga Yurub uu xooga saaro difaaca iyo ammaanka,…
Xukuumadda Finland oo qatar ugu jirta kalsooni kala noqosho
Xisbiyada mucaaradka ee baarlamaanka Finland (Eduskunta) ayaa qorsheynaya inay si wadajir ah u gudbiyaan mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Petteri Orpo(kok). Sababta arrintan loo sameynayo ayaa ah in xukuumadda Orpo aysan weli shaacin goobaha saxda ah ee ay saameyn doonaan dhimista miisaaniyadda lagu sameynayo adeegyada bulshada, sida caafimaadka,…
Diyaaradda Bayraktar KIZILELMA oo tijaabo muhiim ah dhammaystiray
Diyaaraddii ugu horreysay ee aan duuliye lahayn ee dagaalka ee Turkiga, Bayraktar KIZILELMA, oo ay horumarisay shirkadda Baykar, ayaa si guul leh u dhammaystirtay tijaabada AB-Launched Maneuver System Identification Test, taasoo ah tallaabo muhiim u ah jadwalkiisa imtixaannada. Baykar ayaa sheegtay in barnaamijka tijaabada ee Bayraktar KIZILELMA uu si habsami leh ku socdo sida loogu talagalay….
Ukraine oo soo bandhigtay khasaaraha ay gaarsiiyeen ciidanka Ruushka
Milatariga Ukraine ayaa maanta shaaciyay in tirada guud ee askarta Ruushka ee la dilay ama dhaawacmay tan iyo bilowgii dagaalka labada dal in ka badan laba sano ka hor ay gaartay 903,480 askari. Waxaa ka mid ah 1,470 askari oo la dilay ama dhaawacmay 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Bayaanka kasoo baxay taliska guud ee…
Xisbiga SDP ee Finland oo hoggaaminaya saadaalinta hoggaanka doorashooyinka
Xisbiga SDP ayaa u muuqda in uu hoggaaminayo codbixinta ka hor doorashooyinka degmooyinka iyo gobollada oo lagu wado inay qabsoomaan saddex toddobaad kadib Sida laga soo xigtay xog-ururin cusub, SDP waxay heli lahayd 21.8% codadka doorashooyinka degmooyinka, halka xisbiga Kokoomus uu heli lahaa 20%. Sida laga soo xigtay xog-ururin cusub, SDP waxay heli lahayd 21.8%…
Isbarbardhigga Awoodda Milatari ee Morocco iyo Spain
Iyadoo xaaladda caalamku ay sii noqonayso mid aan xasilloonayn, isbarbardhigga awoodda milatari ee waddamada kala duwan ayaa noqday mawduuc muhiim ah, gaar ahaan gobollada ay ka jiraan xiisado diblomaasiyadeed iyo taariikheed. Waxaa ka mid ah xiisadahaas muranka u dhexeeya Morocco iyo Spain ee ku saabsan magaalooyinka Ceuta iyo Melilla, kuwaas oo hoos yimaada maamulka Spain balse Morocco aysan…
Israa’iil oo qalalaase Dastuuri ah sii galaysa
Wargeyska Libération ayaa sheegay in Israa’iil ay qarka u saaran tahay qalalaase dastuuri ah oo aan horey loo arag, xilli ay mar kale dib u bilowday dagaalka ka dhanka ah marinka Gaza, inkastoo ay weli jiraan maxaabiis la haysto. Wargeysku wuxuu xusay in maxkamadda sare ee Israa’iil ay joojisay xil ka-qaadistii Ronen Bar, oo ah madaxa hay’adda ammaanka gudaha (Shabak), taasoo sababtay cabsi…
Xuutiyiiinta: Garoonka diyaaradha Telaabiib waa xiran yahay
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqay inuu si dhammeystiran u xiran yahay garoonka diyaaradaha ugu weyn Israa’iil ee Ben Gurion, xilli ay horey uga xannibeen Badda Cas Maraakiibta u socota. Afhayeenka Xuutiyiin, Yaxye Saciir ayaa warkaan kasii daayey warbaahinta, isagoo shirkadaha diyaaradaha caalamka uga digay inay ka dagaan garoonkaas oo aan ammaam lahayn laga billaabo…
Diyaaradaha dagaalka USA ee jiilka 6-aad
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa Jimcihii shirkadda Boeing siiyay qandaraas ay ku soo saarayso diyaaradda dagaalka ee ugu horumarsan ee loo sameeyo Ciidanka Cirka Maraykanka, taasoo sababtay in saamiyada shirkaddu kor u kacaan. Trump ayaa ku dhawaaqay magaca diyaaradda cusub (F-47), wuxuuna wariyeyaasha kula hadlay xafiiska Oval-ka isaga oo leh: “Waxaan dalbanay tiro badan. Ma…
Labo nin oo fal argagixiso ku eedeysan oo laga sii daayey xabsi ku yaalla Iceland
Labo eedeysane oo horey loogu xiray qorshe lagu eedeeyay inuu la xiriiray weeraro argagixiso ayaa xabsiga laga sii daayay kadib xukun ay soo saartay Maxkamadda Racfaanka ee Iceland. “Waa la sii daayay. Go’aan ayaa laga gaaray Maxkamadda Racfaanka, hadda,” ayuu yiri Sveinn Andri Sveinsson, oo ah qareenka difaaca mid ka mid ah ragga la tuhunsan. Xukunka…
